TOP NEWS:- Madaxweyne Gaas oo dagaal ku dhawaaqay

0

Madaxweynaha Puntland ayaa faray Ciidamada Puntland inay u diyaar garoobaan wax uu ugu yeeray cadaw ka soo horjeeda Nabada Puntland.

Madaxweyne gaas ayaa arrintan kusoo beegay xili Puntland ay isku diyaarinayo dooraasho,iyado wax kayar 3 bilood ay kadhimatay doorashadda Kursiga madaxweynaha Puntland.