DHAGEYSO:-Madaxweyne Farmaajo ” Dowladda Nabad iyo Nolol Shacabkaa Jecel”

0

Madaxwaynaha Dowlada federaalka Soomaaliya,  Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Shalay oo khamiis ah guddoomiyay shirka golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya.

Madaxweyne farmaajo ayaa si durugsan uga hadlay wax qabadka golaha wasiirada iyo is badalka dhanka dhaqaalaha ee la gaadhay wuxuu sheegay in Dowladda Nabad iyo Nolol Shacabka Soomaaliyeed Ay Jecelyihiin.