DHAGEYSO:- Culumadda Somaliyeed oo kaso horyimid Sharci haweenku so bandhigeen

0

Kulan ay Magalada Muqdisho isugu yimaadeen qaar ka mid ah Culumada Soomaaliyeed ayaa waxa ay kaga hadleen Sharciga Jinsiyadaha oo dhawaan Wasaaaradda Haweenka iyo Xaquuqul Insaanka ee Xukuumadda Soomaaliya soo diyaarisay.

Cullimada Soomaaliyeed ayaa qodobada qaar ee sharcigaas ku jira ay ku sheegeen inay ka hor-imaanayaan Sharciga Islaamka,sigaar ah qodobka Da’da Guurka iyo kufsiga.