DHAGEYSO:-Xasan Sheekh oo ka hadlay waxa dowladdiisa ay uga wanaagsaneyd dowladdan

0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay waxyaabaha dowladdan ay uga wanaagsaneyd dowladdiisa iyo waxa dowladdiisa looga wanaagsanaa.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladdii uu isaga hoggaaminayay ay ad uga wanaagsaneyd ugana firfircooneed dowladdan hada jirta marka loo fiiriyo dhinaca xiriirka ay la leeyihiin dowlad goboleedyada iyo ammaanka.