DHAGEYSO:- Taliyaha Xasilinta Garoowe oo Amniga ka hadlay

0

Iyadoo dhawaan magaalada Garowe ee caasumada dawlada Puntland loo magacaabay Gen: Muxiyaadiin Axmed Muuse ayuu sheegay in muddo kooban uu joogay degmada Garowe uu wax ka bedelay Amaanka Caasumada Puntland Garowe.

Taliyaha ayaa sheegay inay ka bilaabeen Ciyaal xiligan Habeenkii ah iyo Subaxii dadka shaqo tagga ah ku dhibaatayn jiray Jidka inay wax ka qabteen isagoo sheegay in xiligan uu qofku socon karo isoo wata Qalabkiisa iyo Mobilkiisa oo laga Furanjiray Xiligii hore laguna dili jiray.