AKHRISO:- Donald Trump Oo Turkiga Ka Codsaday Inay U Soo Gudbiyaan Caddaymaha Kiiska Khashoggi

0

Madaxweynaha Mareykanka Donald ayaa ka dalbaday Madaxda Turkiga inay u soo gudbiyaan caddaymaha codadka iyo muuqaalada ee ku xiriirsan Kiiska Jamaal Khashoggi.

Trump Waxa kale oo uu sheegay in Sacuudiga tahay Isbahaysi ay Maraykanka ku leeyihiin Mandiqada Bariga Dhexe.

Trump ayaa u muuqda inuu taageereyo Sacuudiga si dadban.