DHAGEYSO:-Gudiga Amniga gobolka Nugaal oo Amaro cusub soo saaray

0

Guddiga amniga gobolka Nugaal ayaa ka mamnuucay in Magaalada Garoowe Caasimadda Puntland hubka lagu dhex-qaato xilli Musharaxiin badan ay hub la galeen Magaalada Maalmihii lasoo dhaafay.

Guddiga waxa ay sidoo kale ku dhawaaqeen in gaadiidka dagaal laga mamnuucay in ay soo galaan Magaalada.