DHAGEYSO:- Xildhibaano DFS ka tirsan oo booqday gobalka Shabeelaha dhexe

0

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliga ayaa gaaray deegaano hoose yimaada gobolka Shabeelaha dhexe si ay ugu kuur galaan xaalada gobolka .
Xildhibaanada ayaa kulan la qaatay Malayshidaa iskood isku abaabulay oo la magac baxday jamhada macawislayda kuwaas oo ladagaalamaya kooxda Al-shabaab .

Waxa ay sheegeen ragan in Shabaab ay xoolahoda iyo dumarkoodaba xoog kaga qaadaan taasna ay keentay in ay qoriga ay qaataan oo ay difaacdaan naftooda iyo xoolahooda .
.