DHAGEYSO:- Guddoomiyaha Marka oo sheegay in lakala qaaday Maleeshiiyo belood

0

Gudoomiayaha dagmada marka maxamed cusmaan yarisoow ayaa waraysi uu siyeey Allgalgaduud wuxuu ku sheegtay wali in uu yahay Guddoomiyaha Magaaladda Marka.

Wuxuu waraysiga uu siyeey Allgalgaduud wuxu ku sheegay in uu halkaas kadhacay dagaal dhexmaray maleeshiyo beleed,wuxuna sheegay inay kala qaadeen maleeshiyaadkas.
120107_011