DHAGEYSO:- RW Ku xigeenka Mahdi Maxamed Guleed oo boqday Xarunta gudiga doorashada

0

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guleed Qadar oo manta booqday xaruunta guddga doorashooyinka Heer qaran,iyado uu kulamo kala duwan la qaatay masuuliyiinta Gudiga.

Mahdi Maxamed Guuleed ayaa hadal ka jeediyeey Kulan uu la qaatay Masuuliyinta Guddiga doorashooyinka heer qaran.