DHAGEYSO:- Dowladda Somaaliya oo laba Arrin ka codsatay Dowlada Maraykanka

0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa la kulmay kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha dibedda Maraykanka ee Africa iyaga oo ka wada hadlay Arrimo dhowr ah.

Wasiir Cawad ayaa sheegay in Dowladda Mareykanka ay kala hadleen labada qodob oo kala ah Aqoonsiga baasaboorka Soomaaliya,iyo in Soomaalida laga qaado xayiraada dhinaca socdaalka ah ee ka saaran Mareykanka.