Maxaa looga hadlaya kulanka Golaha Shacabka ee Maanta?

0

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu waddaa in ay yeeshaan kulan looga hadlaayo xeerhoosaadka Golaha Shacabka Soomaaliya.

Golaha Shacabka ayaa bilaabay ka doodida xeerhoosaadka Golaha Shacabka Sabtidii lasoo dhaafay.

Kulankii Arbacadii ayaa baaqday ka dib markii la waayay Kooramkii loogu tala galay in lagu furo Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka, waxaana dhacday in uu baaqday kulankaasi.