DHAGEYSO:-Xildhibaano ka tirsan HirShabelle Oo eedeeyay hoggaanka maamulkaasi

0

Xildhibaan Tariig Ibraahim Axmed oo ka tirsan xubnaha Baarlamaanka maamulka HirShabelle ayaa cod dheer ku sheegtay in deegaanada maamulkaasi ay ka jiraan dhibaatooyin amni oo sababay in la isaga gudbi waayo gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Tariig Ibraahim Axmed ayaa ku eedeysay hoggaanka maamulkaasi in ay ka gaabiyeen wax ka qabashada arrimaha amniga ee maamulkaasi.