DHAGEYSO:- Musharax Burtinle kaga dhawaqay Musharixinimadisa Kursiga Barlamaanka PL

0

Magaaladda Burtinle ee gobalka Nugaal waxaa shir jaraa’id ku qabtay Maxamuud Cabdinuur oo ah musharax Xildhibaan Puntland 2019,isago saxaafadda la hadlayeey ayuu sheegay in hadii la doorto uu qaban doono howlo badan oo aysan qaban xildhibaanada hadda kursiga ku fadhiya.