DHAGEYSO:- Dowladda Somaaliya oo dishay saraakil alshabaab ah

0

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo gobolka Shabeelaha hoose kudilay sarkaal horay uga tirsanaa Boka Xaraam iyo Alqaacida oo ka bar bar dagaalamayay Al-shabaab.

Saraakil katirsan Dowladda ayaa warbaahinta u sheegay inay dileen raggas oo ay katirsanayeen alshabaab iyo koxo kuso biray alshabaab.