Daawo:- Abbe sheegay in gabadhiisa xoog lagaga qaatay

0

Aabe C/llaahi Maxamed oo ah Aabaha dhalay Ruqiyo Cabdullaahi oo ah Gabadhii Guurkeeda uu sabab u noqday dilka Marxuum Axmed dowlo ayaa faah faahin ka bixiyey waxa ka jira in Gabadhiisa uu bixiyey.

Isaga oo Wareysi siiyey Warbaahinta Muqdisho ayuu shegay in laga been abuurtay,isla markaana Gabadhiisa uusan bixin si afduub ahna looga heysto.

Hayeeshee uu ka codsanaayo dowladda Federaalka Soomaaliya in Gabadhiisa ay dib ugu soo celiso.