DEG DEG:- Ciidamo Gadoodsan oo Weraaray Xabsiga weyn ee Boosaaso

0

Wararka nagasoo gaaraya Magaaladda Boosaaso ee Xarunta ganacsiga Puntland ayaa sheegaya in gordhawayd xabsiga weyn ee Magaaladdas ay weraar xoogan ku qaaden Ciidamo Gadoodsan oo mushaar la’aan ka cabanaya.

Wariyaasha Allgalgaduud ee Boosaaso ayaa sheegaya in rasaas is waydaarsadeen ciidamada Asluubta ee la wareegay xabsigaas iyo ciidamo kale oo loo diray.

lama shaacin khasaaraha dhabta ah ee kadhashay werarkaas iyo rasaasta ciidamadu is waydaarsadeen.

Wixii kusoo kordha Halkan kala soco insha allah