DHAGEYSO:- Xildhibaan Iftiin” “Maxaa naloo dilaa hadii guurka Jareer Wayn la isku dilaayo idinka is guursada

0

Xildjhibaan Maxmaed Nuur iftin oo Kamida Mudanaaysha Barlamanka Somaliya Ayaa Si Kulan ugu Hadlay Dhacdadii Dhanaan Magaalada Muqdisho Ka Dhacday Ee Haybsooca Guurka Xildhibaan iftiin oo Kulanka Barlamanka Ka Hadlayay Ayaa “Maxaa naloo dilaa hadii guurka Jareer Wayn la isku dilaayo idinka is guursada gabdho qurxan waa naga buuxaane” Ninkii Gabar Jareera Rabo Ani Hay Yimaado.