DHAGEYSO:- Madaxweyne Gaas oo Golaha degaanka Boosaaso la kulmay

0

Madaxweynaha Puntland ayaa magaalada Bosaaso waxa uu kulka kulmay Golaha deegaanka ee degmada Bosaaso ,kadib markii mamaulka degmada Bosaaso uu casuumaad u fidiyay Madaxweynaha.

Madaxweynaha ayaa qudbad uu ujeediyay golaha deegaanka waxa uu kula dar daarmay in ay ka shaqeeyaan Amniga magaalada ,Bilicdeeda, iyo Nadaafada, iyo furitaanka jidadka xiran .

Madaxweynaha ayaa golaha uga digay isqab qabsi hor leh oo caqabad ku noqda horumarkii ka socday degmada .