DHAGEYSO:-Madaxweynaha Puntland oo amar siiyay Hay’addaha Ammaanka

0

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku amray Hay’addaha Ammaanka maamulka Puntland in ay muujiyaan feejignaan dheeri ah,maadaama ay jirto Cabsidda ku aadan in Shabaab iyo Daacish ay Puntland weerar kusoo qaadaan.

Waxaa uu laamaha Amniga maamulka Puntland  u sheegay in ay muhiim tahay in adkeeyaan Amniga gobolka Bari oo inta badan ay ka dhacaan weeraro iyo dilal qorsheysan.

XOG:- Hogaamiyaha Puntland Cabdiweli Gaas oo codsi u diray Wasaarada Arimaha Dibada Itoobiya.