Akhriso:-Madaxweynaha Hirshabeelle oo Guddoomiye cusub u magacaabay Gobolka Hiiraan

0

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa wareegto ka soo baxday Xafiiskiisa waxaa uu Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan u magacaabay Yuusuf Axmed Xagar (Dabageed), isagoo xilka ka qaaday Guddoomiyihii xilkan hayay C/llaahi Axmed Iimaan.

Madaxweynaha ayaa Muddo Hal sano ah Saddex Gudoomiye u magacaabay gobolka Hiiraan.