DHAGEYSO:-Nabadoon Ku Baaqay In Laga Shaqeeyo Nabadeynta Gobollada Sool iyo Sanaag

0

Mid kamid ah waxgaradka Puntland oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Samatar ayaa sheegay in wax wanaagsan ay tahay in madaxweynaha Puntland uu booqasho ku tago gobolka Sanaag.

Nabadoonka ayaa maamullada Puntland iyo Somaliland u jeediyay in ay nabadda ka shaqeeyaan.