DHAGEYSO:- Xildhibaano Walaac ka qaba Khilaafka Galmudug

0

Iyado uu jiro wali khilaafka xoogan ee u dhaxeeya Madaxda Galmudug ayaa waxaa jirra xildhibaano katirsan barlamaanka Somaaliya oo siyaabo kala duwan uga hadlaya.

Xubno iska soo horjeeda oo ka tirsan baarlamanka Galmudug oo kala fadhiya Dhuusamareeb iyo Cadaado ayaa sheegay inay xillalkii ka kala qaadeen madaxdii ugu sareysay dowlad Goboleedka Galmudug.

Cabdirashiid Maxamed Xidig oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ka hadlay khilaafka Galmudug u dhaxeeya.