DHAGEYSO:-Hogaamiyaha Jubbaland oo soo dhaweeyay in la dhax dhaxaadiyo dowladda iyo maamulada dalka

0

Hogaamiyaha maamulka Jubbaland axmed maxamed islaam ayaa soo dhaweeyay in la dhax dhaxaadiyo dowlada iyo maamulada dalka ka dib markii uu magaalada kismaayo kulan kula qaatay xubno ka tirsan golaha aqalka sarre oo halkaas dhawaan gaaray