DHAGEYSO:-Baaqii Dowladda oo u muuqda in aysan u hoggaansamin madaxda Galmudug

0

Madaxda Maamulka Galmudug ayaa muuqda in aysan u hoggaansamin Baaqii shalay kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha gudaha Soomaaliya ee ahaa in ay xaliyaan Khilaafka ka dhex taagan.

Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Cadaado ayaa wali waxaa ka socda kulamo kala duwan oo sii xumeynaaya Xaaladda Maamulka Galmudug.