DHAGEYSO:- Shacabka Gobalka Galgaduud oo ka hadlay Khilaafka Galmudug

0

Xili khilaaf xoogan uu wali kadhex jirro madaxda Ugu saraysa Maamulka Galmudug ayaa waxaa soo baxaya siyaasiyinta iyo bulshadda siyaabaha kala duwan uga hadlaya khilaafkas oo maraya meeshi ugu xumayd.

Qaar kamid ah Bulshadda Cabudwaaq e gobalka Galgaduud oo warbahinta la hadlayaay ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay khilaafkas,iyago sheegay in xiligan an loo bahnayn khilaaf iyo bur burinta jiritaanka Maamulka Galmudug.

shacabka Cabudwaaq