DHAGEYSO:- Guddoomiye ku xigeenka koowad ee Barlamaanka Galmudug oo mooshin laga keenay

0

Cali Gacal Casir oo xildhibaano ku shiray Khamiistii magaalada Dhuusamareeb ay sheegeen inay ka qaadeen xilkii guddoomiyaha baarlamaanka ayaa sheegay inuu maanta qabtay mooshin xildhibaano gaaraya 30 ay ka soo gudbiyeen gudoomiye kuxigeenka Koowaad ee baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed.

Xildhibaanada ayaa gudoomiye kuxigeenka Koowaad ee baarlamaanka waxa ay ku eedeeyeen jabinta dastuurka Galmudug, dhawris la’aanta xeer hoosaadka iyo burburinta sharafta golaha baarlamaanka Galmudug.