DHAGEYSO:-Xildhibaan taageeray Xil Ka Qaadistii Guddoomiye Casir

0

Xildhibaan max’ed Xuseen Tahliil Oo Ka Mid Ah Xildhibaanada Baarlamanka Gal-mudug Ayaa Waxa Uu Sheegay In Xil Ka Qaadista Guddoomiye Casir Loo Maray Waddo Sharci Ah.

Xildhibaanku waxuxuu Sheegay in codka kalsooni Kala Laabashada Guddoomiyaha Baarlamanka Gal-mudug Cali Gacal casir Ay U Dhacday Sidii Loo Baahnaa.

Dhinaca kale Xildhibaan Max’ed Xuseen Tahliil Ayaa Wuxuu Sheegay In Guddoomiye Casir Uu Laf Dhuun-gashay Ku Ahaa Midnimada Maamulka Gal-mudug Sida Uu Hadalka U Dhigay.