DHAGEYSO:-Faah Faahin Dagaal Xalay Ka Dhacay Muqdisho

0

Warar dheeraad ah ayaa ayaa kasoo baxaya weerar xalay kooxo hubeysan ay ku soo qaadeen fariisin Ciidanka dowlada ku leeyihiin Xaafadda Suuqa Xoolaha ee Degmada  Heliwaa ee Gobolka Banaadir.

Waxaa la sheegay in Ciidamada dowlada iyo kooxda wererarka soo qaaday uu dhaxmaray dagaal socday muddo daqiiqado,isla markaana uu ka dhashay dagaalka khasaaro kala duwan oo labada dhinac ah.

Hoos ka dhageyso codka