DHAGEYSO:- TOP NEWS Cabdi barre ” Dowladda Farmajo sugida Amniga Muqdisho ku fashilantay ”

0

Xildhibaan horre Cabdibarre jabriil oo waraysi sinayaay Allgalgaduud ayaa ku raacay Go’aankii maamul gobaleedyada ay ka qaaten Dowladda farmaajo iyo Guud ahaan qodobadii kaso baxay shirki madasha dowlad goaleedyada.

Cabdi barre ayaa sheegay in Madaxda Dowladda Federaalka ay ku fashilmeen Sugida amniga Muqdisho,isago sheegay Madasha dowlad gobaleedyada inay ku saxanyihin talaabooyinkey qaden.