DHAGEYSO:- Nabadoonada Gaalkcyo” Puntland 20 sano kadib way fashilantay ”

0

Nabadoono iyo siyaasiyiin shir jaraa’id ku qabtay magaaladdan Gaalkcyo ayaa ka hadlay maraxladda xiligan Puntland ay marayso,doorashooyinka kusoo fooleh,shirki kismaayo iyo 20 sano kadib Puntland xaladdeeda meesha ay marayso.

Nabadoonada shirka jaraa’id ku qabtay Gaalkcyo waxaa kamid ahaa Nabadoon Xarin iyo nabadoono kale waxaana hadaladoodi kamid ahaa