DHAGEYSO:- Coll Cabdulaahi Gaafa” Madaxda ku shirtay Kismaayo Qaswadayal ayay isku badaleen ”

0

Gashaanle sarre Cabdulaahi Gaafa oo Waraysi sinayaay Allgalgaduud isago ku sugan Magaaladda Garacad ayuu si kulul uga hadlay shirki dhawaan kadhacay Magaaladda Kismaayo,isagoo sheegay in shirkaas uu ahaa mid dowladda lagu carqaladaynayo.

Gafaa ayaa sheegay in Madaxda ku shiray kismaayo ay isku Badaleen Hogaamiye koxeedyo,isago tilmaamay in taas shacabka somaliyeed marnaba aysan u dulqadanayn in dowladda shacabku tageersanyihiin la carqaladeeyo.