DHAGEYSO:- Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Qarixi Maanta Muqdisho

0

Madaxweynaha jamhuuriyada federaalka ah ee Somalia mudane maxamed cabdullaahi farmaajo ayaa tacsi udiray eheladii dadkii kudhintay iyo kuwa kudhaawacmay qarax maanta ka dhacay xarunta degmada hodon ee magaalada muqdisho, kaasoo ay geysteen kooxda shabaab

Madaxweyne Farmajo oo ka hadlayey furitaanka kalfadhiga 4 aad ee golaha parlamaanka soomaaliya ayaa sheegay in kooxaha argagaxisada ah ee ashabaab aysan unaxeyn islamarkaana bartilmaameedsanaya shacabka soomaaliyeed, taasina ay muujineysa sida ay cadow ugu yihiin shacabka, waxana uu ugu baaqay dhammaan shacabka iyo ciidamada qalabka sida inay u istaagaan sidii looga hortagi lahaa kooxaha argagaxisada ah.