DHAGEYSO:-Bananbax looga soo Horjeedo Madaxda Maamul goboleedyada oo ka dhacay Garbahaaray

0

Magaalaga Garbaaharay ee Gobolka Gedo waxaa ka dhacay bananbaxwayn oo looga soo Horjeedo Shirkii Madaxda Maamul Goboleedyada ku yeesheen Magaalada Kismayo.

Dadkaan bananbaxa dhigaayey oo aad u tiro badnaa ayaa waxay ku dhawaaqayeen hadalo aysan jeclayn inay maqlaan madxada Maamul Goboleedyada.