DHAGEYSO:- Xagge ku dambeyaay Mahsruuci Dayactirka Wadada Galkcyo& Garowe

0

Dowladda Jarmalka ayaa sheegtay inay gabi ahaanba joojisay maalgelinta mashruuca dhismaha waddooyinka Garoowe iyo Gaalkacyo khilaaf iyo musuq maasuq hareeyey dartii.

Mashruucan ayaa waxaa ku baxayay inka badan sodon milyan oo doolar, waxaana uu ahaa mid waxtarkiisa si’aad ah looga sugayay gobolada Puntland.

Haddaba joojinta mashruucan saamayn intee la’eg ayuu ku yeelan karaa bulshada iyo shacabka.