DHAGEYSO:- Waxgarad ku baaqay in la joojiyo colaada Gobalka Sool

0

Dagaal beeleed u dhexeeya Beelo wallaallo ah ayaa maalin ka hor dib uga bilowday Koonfurta Gobolka Sool, waxana la xaqiijinayaa in dad badani ku nafwaayeen.

Caaqil Cali Cabdi Maxamed oo ka mid ah waxgaradka ka soojeeda gobolka sool haatana ku sugan dalka Maleysiya oo lasoo xiriiray Allgalgaduud ayaa ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo Colaadda

Dhanka kale waxa uu ugu baaqay isimada Iyo waxgaradku in ay uguntadaan sidii loo qaboojin lahaa Dagaalkaas