DHAGEYSO:- Wasiirka Warfaafinta Jubbaland oo shirka Kismaayo kawarbixiyeey

0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Maamulka Jubbaland Cabdi Xuseen Maxamed oo Waraysi sinayeey Allgalgaduud ayaa wuxuu faah faahin dheraad ah kabixiyeey shirka Madasha dowlad gobaleedyada ee kasocda Maalintii labaad Magaaladda Kismaayo.

Wuxuu sheegay in shirka uu si wanaagsan Uga socdo Kismaayo ,isla markaana Madaxdu soo saari doonto warmurtiyeed dhamaystiran saacadaha soo socda ,wuxuna sheegay in mustaqbalka Dalka iyo Arrimaha doorashooyinka diirada lagu saarayo shirka.