DHAGEYSO:- Madaxweynaha DDSI oo la kulmay Ciidamada Liyuu Booliska

0

Madaxweynaha Cusub ee dowlad degaanka Somaalida Itoobiya Mustafe Cagjar ayaa maanta Kulan balaaran la qaatay Ciidamadda Liyuu Boolis.

Cagjar ayaa Ciidamadda ugu baqay inay shacabkooda la shaqeeyan Amniga sugaan ,isago madaxweynaha Ciidamadda u sheegay in xuquuqdooda ay heli donaan .