DHAGEYSO:- 2020-ka Doorasho Qof Iyo Cod Ah Soomaaliya maka Dhici Kartaa

0

Xukuumadda Xasan Cali Kheyre Ee Hadda Heysa Talada Dalka Waxa Ay Wadaa Dadaallo Ku Aadan Sidii Guud Ahaanba Dalka Uga Dhici laheyd Doorasho Qof Iyo Cod Ah Inkastoo Ay Jiraan Caqabado Ku Hor Gudban Doorashadaasi Sida Ay Qabaan Qaar ka Mid Ah Aqoon-yahanada Soomaaliyeed.