DHAGEYSO:- Tababar kor loogu qaadayo aqoontada dhakhaatiirta xanaanada xoolaha oo Muqdisho kadhacay

0

Tababarka oo loo qabtay Dhakhaatiir ka kala socota wasaaradaha xanaanada xoolaha heer federal iyo heer dowlad goboleed iyo dhakhaatiir xirfadley ayaa lagu baran doonnaa casharo la xiriira habka uruurinta macluumaadka ku saabsan cudurada kudhaca xoolaha si loo helo xoolo caafimaad qaba.

Nuur Xuseen ducaale iyo cabdiraxiin macalin yuusuf oo kamid ah dhakhaatiirta ka qeybgaleysa Tababarka ayaa faafaahiye Muhiimada uu leeyahay tababarkan.
Dhakhaatiir Xoolaha