Golaha Guurtida degmadda Caabudwaaq oo kulan yaashey ayaa ka hadlay in aan lagu faragalin Kastamkii u soo baxey degmada Caabudwaaq.
Iyago Golaha Gurdiga Warbaahinta kula hadlayaay Magaaladda Cabudwaaq ayaa waxay shegeen in dhibatooyin xoogan ku qabaan shaqsiyaad faraglin ku haya arrimaha Kastamka cusub