DHAGEYSO:- Xalimo yarey oo sheegtay inay dhacayso doorasho Kursigi Golaha shacabka ka banaan

0

Maanta waxaa Magalada dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud waxaa gaartay oo lagu soo dhaweeyey Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee doorashayooynka Qaranka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yarey)

Ujeedka safarkeeda ee Dhuusamareeb ayaa waxa ay ku sheegtay doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacbaka Soomaaliya kaas oo deegaan doorashadiisu ay tahay Galmudug.

Xaliimo Yarey oo Warbaahinta la hadashay ayaa sheegtay in Maanta ah ay bilaabi doonaan diiwaangelinta korjoogayaasha ka socda qeybaha kala duwan ee bulshada,kuwaas oo la soconaya doorashada,sidoo kale ergada lasiin doono hab raaca muhiimka u ah socodka doorashada.