DHAGEYSO:-Shacabkii Hargaysa oo Lakala Saftay Muuse Biixi iyo Corneal Caarre

0

Qaybaha kala duwan ee shacabka kunool magaalada Hargaysa ee xarunta maamulka Soomaaliland ayaa la kala saftay madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi iyo taliyihii hore ee ciidanka Soomaaliland ee dhanka Bari Conreal Caarre oo ku dhawaaqay jabhad ka dhan ah Soomaaliland.