DHAGEYSO:- Munaasabad lagu tagerayaay Musharax Xildhibaan oo Burtinle kadhacday

0

Aqooyahan doonaya ka mid noqoshada xubnaha cusub ee baarlamaanka soo socda ayaa Degmada burtinle ku qabtay kulan beeleed uu ku doonayo inuu beeshiisa ku matala kursiga baarlamanka Puntland ,ay ku leedahay .

Wuxuu sheegay in uu waxqabad la imaan doono mar hadii uu ku gulaysto kursigaas Barlamaan,isago sheegay in uu aqoonbadan u leeyahay Arrimaha Barlamaanka.