DHAGEYSO:- Maxaa kala haysta Snapchat iyo dhalinyarada Maanta

0

Maalmihii udambeeyay baraha bulshada waxa ku soo badanayay dhalinyaro midabkooda iyo jismigoodaba u ekaysiinaya qofkale oo aan lamid iyo muuqaalba ahayn .

Cudurka ayaa waxaa la yiraah daa Cudurka Waji badalka ee isnaab jaat ., qofka uu cudurkan ku dhaco heer waxa u gaaraya in uusan saaxiibadiis la macaamili karin baqdin uu ka qabo muuqaalkiisa , isgoo markasta asxaabtiisa udiraya muuqaal filtaraysan.

Dadweynaha ku dhaqan gobolada dalka Soomalaiya iyo Puntland ba ayaa arintan aragtidooda ka dhiibtay .