TOP NEWS:- Maamulka Somaliland oo soo bandhigtay Ciidamo Puntland ka goostay

0

Wararka naga soo gaaraya magaalada Ceerigaabo maamulka Somaliland waxay soo bandhigeen ciidamo kuhubeysan gaadii dagaal oo ay sheegen in ay kasoo goosteen Puntland

Sarkaalka wata ciidankan oo magaciisa kusheegay Col. Kamaal Afgaduud wuxuu sheegay in ay ciidamadiisu saldhigyo kulahaayeen Dhaxamo iyo Misir oo katirsan gobalka Karkaar.

Ciidamadiisa ayuu sheegay in ay ku biireen Somaliland, waxaana uusan faahfaahin ujeedada ka dambeysa.