DHAGEYSO:-Somaliland oo Soo Bandhigtay Ciidankii Ugu Badnaa ee ay Sheegtay Inay Puntland Ka Goosteen

0

Maamulka Soomaaliland ayaa soo bandhigay ciidamo tira badan oo ay sheegtay inay ka soo goosteen ciidamada Puntland ee ku sugnaa gobolka Karkaar gaar ahaan duleedka magaalada Qardho.