DHAGEYSO:- Gabar Buug ay qortay Gudoonsiisay RW khayre

0

Hinda jaamac Maxamuud oo ah gabar qoraa ah oo da,ayar oo degan magaalada ceerigaabo ayaa qortay buug ay ugu magac dartay qaran dumis kaas oo sameyn yeeshay waxayna buugaas gudoonsiisay raiisal wasaaraha dalka Xassan cali kheyre xilli ay ka qeyb galaysay carwada bandhiga bugaagta ee sanadkan xamar lagu qabtay .

Hinda ayaa Allgalgaduud uga warantay waxyaabaha ku dhaliyey inay bugaas qorto iyadoo ku sugan magaalada bosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland..