DHAGEYSO:- Falanqeyn Shirki Somaaliya kaga qayb gashay shiinaha

0

Magaaalada Bejin ee wadanka China waxaa ka furmaya shirka wadamada Africa iyo wadanka shiinaha maalinta bari waxaaana soomaliya uga qeyb galaya Madaxweyne Maxamed Cabdulahai Farmmaajo iyo wafti uu hogaaminayo .

Shirkaas ayan awaxyaabah au badan ee diirada lagu saarayo waxaa k amid ah kobcinta maalgashi uu shiinuhu la yeesho wdamada qaarada Africa oo hory uuu wadamo badan uga hawlgalayey hadaba Soomaliya maxay ka faaidaysa shirkaas muuse noqon karaa maagashi soomaliya iyo shiinaha xilligan dhemara .