DHAGEYSO:- Awood Dowlad gobaleedyada oo hoos u dhacday

0

Xilli isbadal xoogan uu ku yimid siyaasada Bariga Africa gaar haan Ethopoia ayaa waxaa soo ifbaxaya warar sheegy inay hoos u dhcdy awoodi maamulada ee dhank dibada gaar ahaan dalka aan darska nahay ee Ethopia oo isbadal maamul uu ka dhacay .

Daraasad uu soo saaray urur darsa arimaha gobolka ayaana lagu sheegay in Arintaas ay saameyn hoos u dhac ay ku keentay maamuld Puntlnd Koonfur galbeed iyo Jubbland oo siyaasad ahaan ugu dhawa dalk Ethopia.

Mar kale Aqooyahan muuse Cali jaamac ayaa Aragtidiisa arinkaas cabiraya